A Message from Supt. Swanson - Thurs., Aug. 13 - TRANSLATIONS

Eden Prairie Schools Logo1

Eden Prairie Schools Families, 

As you know, on Monday night the School Board approved Eden Prairie Schools’ plan to return to school in a hybrid model. The board engaged in approximately five hours of presentations, questions, and discussion covering many aspects of planning and preparation prior to making a decision. I want you to know that this was an incredibly complex and challenging decision. The board acknowledged that determining our path to move forward would provide clarity for families, students, and staff so everyone could plan for the start of the school year. 

While this decision provides direction and allows us to prepare for return to learning on Aug. 31, we know that there is still more information that you need to have. Following the board meeting, our leadership and staff immediately took action to be able to safely welcome our students back to school under the hybrid model. You will continue to hear updated information from your student’s principal over the coming days as it becomes available. Please know that our top priority is the health and safety of our students and staff, and that is what guides our decision-making process. 

We have received numerous questions and messages regarding our return to learning. We are carefully reviewing each message and are doing our best to provide accurate answers as quickly as possible. Our most up-to-date information and FAQs can be found on our website’s COVID-19 Response and Resources page. We are constantly updating the page with new information, as it becomes available.

For families that prefer a full-time online learning environment, Eden Prairie Schools offers EP Online, our K-12 online school. This option has been available for several years for select high school courses and it is now available districtwide. You can register now for EP Online on our district website. 

I want to thank you for your support and partnership as we move forward. We greatly appreciate the helpful and constructive feedback that was provided through our multiple surveys. It has improved our planning, and we will make sure your voices are included as we begin this school year. We will continue to monitor our plan and have scheduled to review the data with the school board again on September 28. At that time we will reevaluate our options for a planful change and potential return to in-person learning, if public health data allows us to do so. 

We know this school year will look different than any other. Together, with our amazing staff, we will continue to inspire EACH student every day. 

Sincerely, 

Dr. Josh Swanson
Superintendent

_____

Qoysaska Iskullada Eden Prairie,

Sidaad ogtahiinba, Habeenkii Isniinta Gudigga Iskuullada waxay ansixiyeen qorshaha ku soo laabashada iskuulada Eden Prairie ee nidaamka isku-dhafka ah. Guddigu waxay muddo ku dhawaad ​​shan saacadood ah ku qaateen faalooyin , su'aalo, iyo dood ku saabsan noocyada kala duwan ee nidaamyada iyo sidoo kale qorsheynta iyo isu diyaarintooda ka hor intaysan go'aan ka gaarin midka ugu macquulsan. Waxaan rabaa inaad ogaataan inay arintani ahayd go'aan aad u adag oy adkeyd in si fudud lagu go’aamiyo. Guddigu waxay qireen in go'aan ka gaarista dariiqa aan horay ugu socon lahayn ay muhiim u tahay si loo suurta galiyo in qoysaska, ardayda, iyo shaqaalahuba ugu diyaar garoobaan sanad dugsiyeedka.

In kasta oo go'aankani uu noo oggolaanayo in aan isu diyaarinno ku laabashada waxbarashada 31-da bisha August , waxaan ognahay in weli ay jiraan macluumaad badan oo ay u baahan tihiin inaad heshaan. Shirka guddiga kadib, hoggaanka iyo shaqaalaha iskuullada ayaa isla markiiba guda galay talaabooyin u awoodi karaan inay si nabdoon ugu soo dhoweeyaan ardaydeena dugsiyada iyaga oo raacaya nidaamka isku-dhafka ah. Waxaad naga heli doontaan macluumaad cusub oo idiin soo gudbin doono mudiirka dugsiga ardaygaaga dhigtaan maalmaha soo socda . Fadlan ogsoonow in ahmiyadeena ugu sareysa ay tahay caafimaadka iyo badbaadada ardayda iyo shaqaalaha, taasina waa waxa hagaya hanaanka go'aan qaadashada.

Waxaan helnay su'aalo iyo farriimo badan oo la xiriira ku soo laabashada waxbarashada. Waxaan si taxaddar leh u fiirineynaa fariin kasta waxaanna ku dadaalnaa sidii aan ugu bixin lahayn jawaabo sax ah sida ugu dhakhsaha badan ee suurogalka ah. Macluumaadkayaga soo kordho iyo Su'aalaha inta badan nalaweydiiyo waxaa laga heli karaa barteena macluumaadka iyo la-tacaalidda COVID-19 . Waxaan si joogto ah u cusbooneysiinaynaa bogga macluumaadka cusub, maadaama la helli karo.

Qoysaska doonaya in ardaydooda si buuxdo wax ku bartaan nooca onlayn ah, Iskuullada Eden Prairie waxay bixiinayaan barmaamijka EP Online, oo ah fasallada K-12-aad oo onlaynka ku baxa. Fursadani waxay sanado badan ardayda qaar ku qaadan jireen koorsooyin khaas ah oo dugsiga sare ah, hase yeeshee waxay iminka diyaar u tahay dhamaan ardayda iskuulladeena. Waxaad iska diiwaangelin kartaa hadda EP Online barteena internetka degmada.

Waxaan rabaa inaan idiinkaga mahadceliyo taageerada iyo iskaashigiina aad noo haysan had iyo jeer. Waxaan si weyn ugu mahadnaqaynaa jawaab celinta waxtarka laheyd ee ee aad ka soo dhiibateen xog-uruurintii aan idinka soo dalbanay . Xog-uruurintaas waxay naga caawisay qorshaheena, waxaanna hubin doonaa in codkaaga uu ka dhex muuqdo go’aannada aan qaadaneyno sannad dugsiyeedkan. Waxaan sii wadi doonnaa in aan had iyo jeer dib u eegno qorshaheena iyo natiijada ka soo baxda xogta guddiga dugsiga shirka la qaban doono 28-da bisha September. Waqtigaas waxaan dib u qiimeyn doonnaa go’aanka ku aaddan suurtagalnimada ku soo laabashada waxbarashada shaqsi ahaan, haddii xogta caafimaadka dadweynaha noo oggolaato inaan sidaas sameyno .

Waxaan ogsoonahay in sannad dugsiyeedkani uu ka duwanyahay kuwii hore. Waxay shaqaalaheena si wada jir ah u sii wadi doonnaan dhiirigalinta arday walbo maalin kasto oo waxbarasho. 

Mahadsanidiin, 

Dr. Josh Swanson
Maamulaha Waxbarashada Degmada.

______

Familias de Eden Prairie Schools, 

Como ya deben estar enterados, el lunes en la noche el Consejo Escolar aprobó el plan de Las Escuelas de Eden Prairie para regresar a clases en un modelo híbrido. El consejo participo por aproximadamente 5 horas en presentaciones, preguntas y discusiones que cubrieron muchos aspectos sobre la planeación y preparación antes de tomar una decisión. Quiero que sepan que esta fue una decisión increíblemente compleja y difícil. El consejo reconoció que el determinar nuestro camino para seguir adelante brindará claridad a nuestras familias, estudiantes, y personal para que todos puedan planear para el inicio del año escolar. 

Mientras que esta decisión ofrece dirección y permite prepararnos para el aprendizaje el 31 de agosto, sabemos que hay más información que ustedes deben tener. Después de la junta del consejo, nuestro equipo directivo y personal inmediatamente tomo acción para dar la bienvenida a nuestros estudiantes bajo un modelo híbrido. Seguirán recibiendo informes de los directores de las escuelas de sus estudiantes en los siguientes días conforme esté disponible. Por favor tengan presente que nuestra máxima prioridad es la seguridad y salud de nuestros estudiantes y personal, y eso guía nuestro proceso para tomar decisiones. 

Hemos recibido numerosos mensajes y preguntas sobre nuestro regreso a clases. Estamos revisando cuidadosamente cada mensaje y haciendo nuestro mejor esfuerzo para responder correctamente lo más pronto posible. Nuestra información al día y preguntas frecuentes (FAQ por sus siglas en inglés), se puede encontrar en nuestro sitio web página de Respuesta y Recursos COVID-19 . Actualizamos constantemente esa página con nueva información conforme esté disponible.

Para las familias que prefieren un entorno de aprendizaje virtual de tiempo completo, Las Escuelas de Eden Prairie ofrecen EP Online, nuestra escuela en línea K-12. Esta opción ha estado disponible por varios años para algunas clases de high school (preparatoria) y ahora está disponible en todo el distrito. Pueden registrarse ahora en EP Online en nuestro sitio web. 

Quiero agradecer su apoyo y colaboración mientras avanzamos. Apreciamos mucho los comentarios útiles y constructivos que ofrecieron mediante nuestras varias encuestas. Esto ha mejorado nuestra planeación, y nos aseguraremos de que sus voces sean incluidas en el comienzo de este año escolar. Seguiremos monitoreando nuestro plan y hemos programado un análisis de los datos junto al consejo escolar el 28 de septiembre. En esa fecha reevaluaremos nuestras opciones para la posibilidad de regresar a clases en la escuela, si los datos de salud pública no lo permiten. 

Sabemos que este año escolar será diferente a los demás. Juntos, con nuestro increíble personal, continuaremos inspirando a CADA estudiante cada día. 

 

Atentamente, 

Dr. Josh Swanson
Superintendent